Ciidama kenya o layeen in ka badan Boqol Gel ah o somali ledahay

In Kabadan  Boqol Geel ah oo ay lahayeen somali  xoola dhaqato somali ah ayaa lagu layay Tuulada Booko ee Kutaala deega Tana River ee dalka  Kenya.

Xoolahaan ayaa la sheegay In layeen Ciidamada  Police ka  Kenya, saraakil Katirsan laamaha Amaanka ayaa shegay in ay Baraayan Dhacdadani Foosha xun .

Cali Waariyow oo ah xildhibaan ka tirsan Barlamaanka kenya   lagana so doorto deegaanka Tana River ayaa shegay ayaa shegay in uu indhihiisa kusoo arkay waxii dhacay .


waa arin  laga xumaado tan ookale in ka badan 105 geel ah in xabad laladhaco  wa wax  macqul ahayn ayuu yiri dowlada wa in ay arinta wax ka qabataa ayuu yiri ali waariyow

 waxa u shegay in uu ka kulamay saaraakiisha lamaha amanka ee kenya ayna u shegeen in ay baaritan wadan waxii dhacayne ay dib ka shegi donan.


ciidamada kenya ayaa baritaano kala duwan ka wada xad  waqooyi bari  halkaas oo cules badan ka haysto  xadka somaliya

Comments