Gaas oo Farmaajo kadaran Cadaado loogu so dhaweyay



 Cabdi wali Gaas oo Qudba an hore lo arkin ka jeediyay shirki  caleema saarka Xaaf  ee Galmudug

 Gaas ayaa ku baqay in laba maamul  amaanka iska kashadaan iyo hurumarka

Gaas ayaa sidookale sheegay in xaaf uu hore uga so shaqayn jiray nabada Mudug

 Gaas oo ka hadalay xalada guduha ee Galmudug ayaa shegay in uu gacan ka geeysan doono

heshiisn ka dhacda Galmudug taa uu ula jeday  dowlad Goboledka Galmudug iyo maamulka iskkiis

 isku caleema saaray ee ahlusuna wal jameeca

 Halkaan ka daaawo Qudbadii Gaas ee caleema saarka Galmudug
https://www.youtube.com/watch?v=DzKNxrfv0nc&feature=youtu.be

Comments