Safiirka Itoobiya u fadhiya somali o qudba kajediyay shirki calema sarka Galmudug



Safiirka Itoobiya u fadhiya somaliya  oo ka hadlay shirki caleema Saarka ee Galmudug manta ka dhacay

waxuuna kula Dar darmay xaaf in uu ahlu suna la heshiiyo iyo dariskiisa oo ay itoobiya kujirto

 safiirka oo ah nin somali ah  aya marki hore salamayay dhaaman dadki shirka kasoo qayb galay oo u

 Madaxwayne Farmaajo ugu horeeyay.

nin kaan somaliga ah ayaa ku dhawaqayay in itoobiya tahay wadankiisa  asaga oo muujinayay  

 Farxad iyo Reyn reeyn Badan oo somali badan la yabee ka daawo halkaan.

https://www.youtube.com/watch?v=awOhRSPV-o8&feature=youtu.be

Comments