GAARI AY LEE YAHIIN AMISOM OO KUGUBANAYA KM$ XAMAR




Gaari ay leeyihiin Ciidamada Nabad ilaalinta u jooga Soomaaliya ee AMISOM ayaa gubay Isgooska KM-4 ee magaalada Muqdisho.

Ciidamo katirsan AMISOM ayaa xiray halka uu gaariga ku gubtay oo ku dhaw Isgooska KM-4 , waxaana la xiray Isgooska KM-4 gaar ahaan dhinaca uu gaarigan AMISOM ku gubanayay.

Wali lama oga sababta keentay in gaariga ciidamada AMISOM uu dab qabsado, waxaana markii dambe lagu guuleestay in la damiyo dabka kadib markii ay goobtaasi soo gaareen ciidamada dab damiska.

Gaariga AMISOM ee gubtay ayaa ahaa nuuca qafilan, waxaana intii uu dabka socday xayirmay isku socodka gaadiidka ee laamiga Maka Al Mukarama gaar ahaan isgooska 

Comments