Aabe Gabdhiisa ku Ciqaabay In ay lugayso 8 kiiloow mitir

Aabe Gabdhiisa ku Ciqaabay In ay lugayso 8  kiiloow mitir

Ciqaabtaani aabuhu uu Gabdhiisa ugaystay ayaa timid markii Gabadha loo diiday Baabuur ka Ardayda iskuulku ay raacan kadib markii ay ardayda dhib ugaystay markii labaaad.

aabaha dhalay gabadha ayaa go'aan saday in uu gabadha cashar aysan ilaawin siiyo si aysan mardanbe dhibaato ugaysan oo aan looga soo sheegay

Muuqaal laga duubay ayaane lasoo garay baraha bulshada taas oo dad waynuhu si wayn uga faaloodeen waxaane dhowr iyo taban milyan oo qof.

si kastaba ha noqotee arintaan ayaa noqtay fal ku cusub indhaha calaamka

Comments